niyadkac
(m.l)

ld hiyikac¹.

niyadkac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -kici)

ld hiyikac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyadkac

hiyikac [m.l]
Welwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac¹, niyadkac¹, niyakac¹.

hiyikac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
Welwel iyo degganaan la'aan dareemid, wax niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac², niyadkac², niyakac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg