niyadsami
(m.dh)

ld niyasamaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyadsami

niyasamaan [m.f.dh]
eeg niyasan. ld niyadsamaan, niyadsamaansho, niyadsami, niyadsamo.

qalbisamo [m.dh]
Samaan cidi uurka ku haysa; niyadsami. ld qalbisami.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg