niyadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld niyasan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyadsan

niyasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-amaa, -amayd)
Qof aan xumaan ama xiqdi u hayn ahaansho. ld niyadsan.

qalbisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Qof niyad wanaagsan ahaansho; niyadsan. 2. Ku q.: cid kalsooni ku qabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg