niyakac
(m.l)

ld hiyikac¹.

niyakac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -kici)

ld hiyikac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyakac

hiyikac [m.l]
Welwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac¹, niyadkac¹, niyakac¹.

hiyikac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
Welwel iyo degganaan la'aan dareemid, wax niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac², niyadkac², niyakac².

niyakacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4]
Cid niyakac ku dhacay ahaansho.

niyakacsanaan [m.f.dh]
eeg niyakacsan. ld niyakacsanaansho.

niyakacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld niyakacsanaan.

niyakici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid niyakac ku abuurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg