niyakacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4)

Cid niyakac ku dhacay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyakacsan

niyakacsanaan [m.f.dh]
eeg niyakacsan. ld niyakacsanaansho.

niyakacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld niyakacsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg