nuday
(m.l)

Nafaqada laga helo wax la quuto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuday

nud [m.dh]
Meesha la iskaga xiro xarko, dun iwm.

nud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Xarko, marooyin iwm isku xirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg