nuunis
(m.l)

ld nuunin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuunis

ganuunis [m.l]
ld ganuuni.

hanuunis [m.l]
ld hanuunin.

nuunin [m.f.dh]
eeg nuuni. ld nuunis.

nuun [m.l]
1. Summad ishkinka badanaa qoorta looga dhigo oo u eg nuunka xuruufta carabiga. 2. ld na'.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg