nuuradow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Nuurad noqosho (dhagax). ld nuuriyadow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuradow

nuuradoobid [m.f.dh]
eeg nuuradow. ld nuuriyadoobid.

nuuriyadow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld nuuradow.

nuurad [m.dh] (-do, m.l)
Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.

nuurad [m.dh]
(kiim.) Kaalsiyam.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg