nuuxe
(m.l)

1. Socod aayar la taxtaxaasho oo fardaha iwm sameeyaan. 2. ld nuuxeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuxe

nuuxee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-xeeyay, -xeysay)
Fardo iwm nuuxe samayn.

nuuxeyn [m.f.dh]
eeg nuuxee. ld nuuxe (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg