nuuxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax meeshii uu joogay in yar ka dhaqaajin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuxi

gundhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xarig, madax iwm si tartiib ah oo aan joogto ahayn u nuuxin.

nuuxin [m.f.dh]
eeg nuuxi.

qalindaar [m.l]
Gacan wax qoraysa oo la nuuxiyo ama la taabto oo qoristii ka xumaato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg