nuxuus
(m.l) (-syo, m.dh)

1. N. ah: xilli ay dadku sharaystaan. 2. N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto. 3. N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus¹, nuxus.

nuxuus
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Wax daciif ah noqosho. ld naxuus².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuxuus

naxuus [m.l]
ld nuxuus¹.

naxuus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
ld nuxuus².

naxuusi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld nuxuusi.

naxuusid [m.dh]
ld nuxuusid.

naxuusin [m.dh]
ld nuxuusin.

nuxus [m.l]
ld nuxuus¹.

nuxuusi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax daciif ka dhigid. ld naxuusi.

nuxuusid [m.f.dh]
eeg nuxuus². ld naxuusid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg