nuxuusid
(m.f.dh)

eeg nuxuus². ld naxuusid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuxuusid

naxuusid [m.dh]
ld nuxuusid.

nuxuus [m.l] (-syo, m.dh)
1. N. ah: xilli ay dadku sharaystaan. 2. N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto. 3. N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus¹, nuxus.

nuxuus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Wax daciif ah noqosho. ld naxuus².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg