odayee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-deeyay, -deysay)1. (f.g) Geel la lisayo caanihiisa qeybin. 2. (f.mg) Ka o.:hawl, arrin iwm si xilkasnimo leh u dhexgelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh odayee ↴
odayeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg odayee odayee
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg