odayow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

1. Da'weyn gaarid; waayeeloobid. 2. Waayo aragnimo yeelasho. waayeeloobid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh odayow

odayoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg odayow. odayow

oday [m.l] (-yaal, m.l/dh)
1. Nin da' weyn; duq;waayeel. 2. Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg