ogeysiin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg ogeysii. ld ogeysiis (2). ogeysii, ogeysiis

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ogeysiin

aadaan [m.l]
1. Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiinta waqtiyada salaadda. 2. Ci' dheer oo neef riyo ahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ld aadaamid, aaddan¹, eedaan¹. aadaamid, aaddan, eedaan

ogeysiis [m.l]
1. War la rabo in cid loo sheego. 2. ld ogeysiin. ogeysiin

awaaji [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Dad badan, akhbaar ogeysiin.

dig [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Aroos iwm cid ogeysiin. 2. (f.mg) U d.: qof wax u daran oo ku soo fool leh ama lala maagganyahay dareensiin si uu uga gaashaanto.

ismoogeysiin [m.f.dh]
eeg ismoogeysii. ld ismogeysiis.

moogeysiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg moogeysii. ld moogeysiis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg