ogeysiis
(m.l)1. War la rabo in cid loo sheego. 2. ld ogeysiin. ogeysiin
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ogeysiis ↴
ogeysiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ogeysii. ld ogeysiis (2). ogeysii, ogeysiis
naado [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Ogeysiis dad loo bandhigayo. 2. Bandhig iib oo tartan ku jiro.
iclaan [m.l]
War la sheego oo aad loo faafiyo oo dadka la wada garsiiyo; ogeysiis. ogeysiis
ismoogeysiis [m.l]
1. Wariiri. 2. ld ismoo-geysiin.
moogeysiis [Magac Lab | Noun Masculine]
ld moogeysiin.
xayaysiis [m.l] (-syo, m.dh)
Ogeysiis loo baahiyo dadweynaha aydoo loo ammaanayo badeeco iwm.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg