ogsoonow
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-naaday, -naatay)

Arrin xogteeda wax la socda noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ogsoonow

ogsoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg ogsoonow. ld ogsoonaan.

ogsoon [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
Cid wax ka war haysa ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg