ohow
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ooday, -ootay)

ld ahaw.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ohow

ahaw [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aaday, -aatay)
Wax xalaad ku sugan noqosho. ld ohow.

baylohow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday, -oobi)
Wax baylah ah noqosho (hanti).

soddohow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
soddoh noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg