okhole
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Gaawe weyn oo sida badan qori ka samaysan oo ceelasha gaaggaaban biyaha looga soo darsado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh okhole

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg