okori
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Nafley meel dedan roob ka gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh okori

okorin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg okori.

jiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley roob ka okorin. 2. Jeri.

jirsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley roob meel dhisan ka gelin; okorin; asheerin.

rajokoris [m.dh]
Dabshidka iyo aqalka meesha u dhexeysa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg