olko
(m.dh)Luuq macaan oo heesaha iwm lagu qaado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh olko ↴
kolkol [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
Waqtiyo kala durugsan; marmar.
kolkol [m.dh] (-lo, m.l)
Kolay lagu sameeyo in dharka duubayo.
koolkooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ilmo yar si gacalo leh u barbaarin.
koolkoolin [m.f.dh]
eeg koolkooli. ld koolkoolis.
koolkoolis [m.l]
ld koolkoolin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg