ololsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax ololay ahaansho (dab).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ololsan

ololsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ololsan. ld ololsanaansho.

ololsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ololsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg