omos
(m.l)Dhul kulul oo aan biyo lahayn; oommane.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh omos ↴
gomosh [m.l]
ld gomoshaa.
gomoshaa [m.l]
Geedgaab caleemo balballaaran leh iyo miro macaanoo la cuno. ld gomosh.
koromosoom [m.l] (-myo, m.dh)
(baay.) Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda . Koromo-soomyadu waxay ka koobanyihiin koro-matiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha.
koromosoom-jinsi [m.l] (-myo ..., m.dh)
(baay.) Korokosoomyada xukuma xaya-waanka dhalanayaa lab iyo dheddig midka uu noqonayo. Waxay ku leeyihiin bu'da hal sinji lammaane koromosoomo oo isku kaan ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg