onkodid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg onkod².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh onkodid

onkod [m.l] (-dyo, m.dh)
Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac. ld unkod.

onkod [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Daruuro biyeysan oo isku dhacay shanqarid; gugacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg