ontor
(m.l)Ur qurmuun oo ka soo baxda wax qurmay.
ontor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Wax qurmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ontor ↴
ontorid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ontor².
ontorro [m.dh]
(bot.) Geed weyn qodax lahayn, hoos fiican, oo leh miro kulkulucsan oo macaan. ld hontorro.
hontorro [m.dh]
Geed bixiya miro kulku-lucsan oo tiinka u eg oo macaan badan markay bislaadaan. ld ontorro.
kontorool [m.l]
1. Wax baaridda wax la baaro. 2. Meel wax lagu baaro.
kontorool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
Wax baarid.
kontoroolan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la kontoroolay ahaansho.
kontoroolasho [m.f.dh]
eeg kontoroolo.
kontoroolid [m.f.dh]
eeg kontorool².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg