ontorro
(m.dh)(bot.) Geed weyn qodax lahayn, hoos fiican, oo leh miro kulkulucsan oo macaan. ld hontorro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ontorro ↴
hontorro [m.dh]
Geed bixiya miro kulku-lucsan oo tiinka u eg oo macaan badan markay bislaadaan. ld ontorro.
ontor [m.l]
Ur qurmuun oo ka soo baxda wax qurmay.
ontor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax qurmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg