oofwareen
(m.l) (-nno, m.dh)Cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oofwareen ↴
qaarjeex [m.l]
Cudur sambabada caaliriya oo leh xummad iyo qunfac daran; oofwareen.
jeeniwareen [m.l]
(daaw.) Xanuun xummad iyo qufac leh oo inta badan hargab xumaaday reebo; oofwareen.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg