oollin
(m.l)

Meel muddo badan la degganaa; yaallin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oollin

baabbah [m.dh]
1. Noqoshada wax uu eber noqdo. 2. Baabbah ah: weel aan waxba ku jirin. 3. Baabbah ah: meel aan waxba oollin.

yaallin [m.l]
eeg Oollin. oollin

bannaan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho. 2. Wax sharciga waafaqsan ahaansho.

faaruq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin.

firaaqo [m.dh]
1. Meel aan cidi joogin ama aan wax oollin. 2. Meel aan ciriiri ahayn.

qoollin [m.f.dh]
eeg qoolli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg