ooro
(m.dh)(daaw.) Cudur dhegaha xoolaha dushooda sare ku dhaca oo qolfo iyo finan u yeela.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ooro ↴
ooroobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oorow.
oorow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Ooro qaad (xoolo).
uumihoorow [m.l]
(fiis.) Isbeddelka uumi ama neef ay ku noqoto hoor. Weji-gaddoonkaasi waxa wehesha kul baxa.
wadaamaxooro [m.l]
Wadaamaggoys. ld wadaa-maxoor.
bakooro [m.dh]
1. ld bokooro. Cudur indhaha ku dhaca oo baqbaq u yeela. 2. ld bokooro. Cudur isha birteeda ku dhaca oo caddeeya. 3. ld baqoorad.
barooro [m.dh]
1. Quwaaxa masaggada marka uu curdanka yahay ee aan la cuni karin. 2. Meseggo aan sabuulkeedii ku bislaan.
barooro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Haweeney dhibaato ay la kulantay awgeed, qaylo dheer oo cataw iyo ilmo leh samayn.
bokooro [m.dh]
ld bakooro.
booron [m.l] (-nno, m.dh)
(kiim.) Curiye bir-u-eke ah adag, si fududna u burbura, kana tirsan rurka III ee tusaha kalgalka curiyeyaasha.