ordid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg orod².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ordid ↴
raacdee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Nafley daba ordid. 2. Xoolo lumay raadin. 3. Nafley meel ka cayrin.
haanyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
U h.: qof, qof kale kalgacal awgiis u soo ordid.
qaatimee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
Faras si qaatimo ah u ordid.
abraar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid. 2. (f.mg) Si degdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.
carar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Orod baqdin ku jirto ordid.
daba-ordid [m.f.dh]
eeg daba-orod.
dhabaabacee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-ceeyay, -caysay)
Hab dhabaabaco ah u ordid (geel).
dooddi [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Si xoog leh u ordid; digdigleyn.
dul-ordid [m.f.dh]
eeg dul-orod.