orgeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Ri' wax orgi u baahan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh orgeysan ↴
orgeysguur [m.l]
Waayidda uu sac ama ri' orgeysani waayo dibi ama orgi kuda (booda).
orgeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg orgeysan. ld orgeysnaansho.
wadaal [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
1. W. ah: la socoshada neef labi neef dheddig oo orgeysan raaco ama ka hari waayo. 2. Xoolo tirsan oo gooni loo wado.
firqoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Nafley orgeysan ahaansho (ariga, lo'da iwm).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg