orgoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)Sac ama ri' wax boodid u baahan noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh orgoo ↴
orgood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg orgoo.
coobil [m.l]
C. ah: orgi si dhaqsa ah aan u dareemin astamaha orgoodka rida.
kuddo [m.dh]
1. Orod booddo ku anbabbaxa oo xawli dheer leh. 2. Dagaal aan habeys-nayn oo aan laysu tureyn. 3. Masaafada u dhexeysa laba qof oo orotameysa oo kala horreeysa. 4. Orgoodka gammaanka.
orgoodqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Sac ama ri'wax la booday noqosho.
orgoodqabid [m.f.dh]
eeg orgoodqab.
orgootay [m.l]
ld orgootow.
orgootow [m.l] (-ooyin, m.l)
Neef dheddig oo marar badan inta orgootay aan rimin. ld orgootay.
qoorgoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-gooyay, -goysay)
Nafley surka jug ka gaarsiin.
qoorgooye [m.l]
Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo.