orgood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)eeg orgoo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh orgood ↴
coobil [m.l]
C. ah: orgi si dhaqsa ah aan u dareemin astamaha orgoodka rida.
kuddo [m.dh]
1. Orod booddo ku anbabbaxa oo xawli dheer leh. 2. Dagaal aan habeys-nayn oo aan laysu tureyn. 3. Masaafada u dhexeysa laba qof oo orotameysa oo kala horreeysa. 4. Orgoodka gammaanka.
orgoodqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Sac ama ri'wax la booday noqosho.
orgoodqabid [m.f.dh]
eeg orgoodqab.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg