orgootow
(m.l) (-ooyin, m.l)Neef dheddig oo marar badan inta orgootay aan rimin. ld orgootay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh orgootow ↴
orgootay [m.l]
ld orgootow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg