ormee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-meeyay, -maysay)Ormo sameyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ormee ↴
hormee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Wax horin horin u qaybin. 2. Nafley hormo gelin.
kormeer [m.l] (-rro, m.dh)
Baaris iyo ka warqabid hawl iwm socodkooda iyo baahidooda.
kormeer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Hawl iwm socodkooda u kuurgelid.
kormeere [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
1. Qof ay hawshiisu tahay inuu wax soo kormeero. 2. Askari darajadiisu ka korreysa saddex alifle kana hooseysa xiddigle.
kormeerid [m.f.dh]
eeg kormeer².
ormayn [m.f.dh]
eeg ormee.
qormee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Reer si qorsho leh u dejin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg