ortan
(m.l)Hadal cod dheer ah oo la isdhaafsado.
ortan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-tamay, -tantay)Hadal cod dheer ah is dhaafsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ortan ↴
gorgortan [m.l]
Isdhaafsiga laba qof oo wax kala gadanaya ay isdhaafsadaan gorgoro. ld gorgortamid.
gorgortan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Laba qof oo wax kala gadanaya gorgoro isdhaafsi.
ortamid [m.f.dh]
eeg ortan².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg