oslan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Lax wax sifid u baahan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oslan ↴
oslanaan [m.f.dh]
eeg oslan. ld oslanaansho.
oslanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld oslanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg