osol
(m.l)

ld asoolid.

osol
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-slay, -soshay; -sli)

ld asool².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh osol

asool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Neef dheddig oo ida ah kudmo u baahasho. ld osol².

dhoolkaqosol [m.l]
Ilka caddayn; muusood.

gosol [m.dh] (-llo, m.dh)
Wiyil dheddig.

oslid [m.f.dh]
eeg osol². ld asool¹, asoolid, osol¹.

qosol [m.l]
Cod gaar ah oo ay dadku sameeyaan marka ay faraxsanyihiin iyagoo ilkaha caddaynaya.

qosol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-slay, -soshay; -sli)
1. Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed. 2. Ku q.: cid ku jeesjeesid.

qosolbile [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Dhool.

qosolgariir [m.l]
Qosol naxdin iyo yaxyax keenaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg