qaabin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg qaabi. ld qaabid. qaabi, qaabid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaabin

qaabid [m.dh]
ld qaabin. qaabin

qabanqaabin [m.f.dh]
eeg qabanqaabi.

qaab [m.l] (-bab, m.l)
1. Hannaanka wax leeyahay. 2. Hab. 3. Caano garoor ah. 4. Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir.

qaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld qaabi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg