qaabsamaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg qaabsan¹. ld qaabsamaansho, qaabsami (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaabsamaan

qaabsamaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaabsamaan.

qaabsami [m.dh]
Xeelashada qaab wanagsan wax yeeshaan. ld qaabsamaan, qaabsamo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg