qaabsami
(m.dh)

Xeelashada qaab wanagsan wax yeeshaan. ld qaabsamaan, qaabsamo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaabsami

qaabsamaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaabsan¹. ld qaabsamaansho, qaabsami (2).

qaabsamo [m.dh]
ld qaabsami.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg