qaabxumaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg qaabxun. ld qaabxumaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaabxumaan

qaabxumaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaabxumaan.

qaabxumo [m.dh]
Qaab aan qurxooneyn oo wax yeeshaan. ld qaabxumaan, qaabxumi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg