qaabxumi
(m.dh)

ld qaabxumo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaabxumi

qaabxumo [m.dh]
Qaab aan qurxooneyn oo wax yeeshaan. ld qaabxumaan, qaabxumi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg