qaaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax qaac ka keenid. 2. Haruub qaac ku kululeyn. 3. Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaci

qaacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaac². ld qiicid, qiiqaabid, qiiqid.

qaacido [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Saldhig xoog leh oo militari. 2. Xeer kooban oo maaddo cilmi ahi ay leedahay.

qaacin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaci.

dhardhaar [m.dh] (-rro, m.dh)
(xis.) Weedh ama hawraar loo qaatay run iyada oo aan la caddeyn, taas oo laga sii diiri karo weedho ama aragtiyo kale. Marka xisaabi la caddeynayo dhadhaarradu badanaaba waxa ay yihiin qaacidooyin la yaqaan oo sidooda loo qaato, maxaa yeelay caddeyntooda ayaa hore loo dhisay.

hunqaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof mantajin.

hunqaacid [m.f.dh]
eeg hunqaac.

hunqaacin [m.f.dh]
eeg hunqaaci.

qiici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld qaaci.

qiicid [m.dh]
ld qaacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg