qaacin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg qaaci.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaacin

hunqaacin [m.f.dh]
eeg hunqaaci.

qiicin [m.dh]
ld qaacin.

qiiqin [m.dh]
ld qaacin.

qaac [m.l]
Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic¹, qiiq¹ (2), qiiqaab¹.

qaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic², qiiq², qiiqaab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg