qaadasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg qaado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaadasho ↴
xaabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax firirsan oo meel wada yaal mar wada qaadasho.
idanqaadasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idanqaado. idanqaado
idanqaado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
Wax sameyntoodu fasax u qaadasho.
saarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Xamuul dusha ku qaadasho.
xad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
xambaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Wax dhabarka ku qaadasho. 2. Gabar la guursa-nayo xoog kula bixid. ld xambaarso.
xambaarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax dhabarka ku qaadasho. ld xambaaro.
abbaarqaadasho [m.f.dh]
eeg abbaarqaado.
abbaarqaado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
Ka a.: meel jahadeeda meel kale uga tilmaan qaadasho.