qaaddac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday; -dici)

1. Wax diidid. 2. Xiriir goyn. 3. Dhagax lagu huufayo dhagax kale ku dhufasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaddac

qaaddacaad [m.dh]
Go'aan wax lagu diido.

qaaddicid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaddac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg