qaaddan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Qof aan maskaxdiisu dhammeyn ahaansho; derderan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaddan ↴
qaaddanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaddan. ld qaaddanaansho.
qaaddanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaaddanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg