qaadqaadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg qaadqaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaadqaadid

qaadqaad [m.l]
Tuug aan weynayn.

qaadqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Ku q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg