qaadsiin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg qaadsii. ld qaadsiis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaadsiin ↴
qaadsiis [m.l]
ld qaadsiin.
saree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Nafley cudur qaadsiin. 2. Cid wax xun barid (qof).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg